Milatariga Itoobiya oo diiday in dadka Soomaalida ah ay ka baxaan magaalada Jigjiga

Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee caasimada dowlda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in xaalada magaaladaasi ay tahay mid degan, waxaana wali magaalada gacanta ku haya ciidamo katirsan Milatariga Itoobiya. Milatariga gacanta ku haya magaalada Jigjiga ayaa lagu soo waramayaa in dadka Soomaalida ah u diidayaan in ay ka baxaan magaalada , waxaana marar badan … Continue reading Milatariga Itoobiya oo diiday in dadka Soomaalida ah ay ka baxaan magaalada Jigjiga